DIB UGA FIKIR KA HOR INTAAD LACAG DIRIN
Ma Ka Baqaysaa Supplier Aan La Hubin?
Sawir qurux badan, qiime jaban iyo hadal macaan ma caddeeyaan in supplier-ku yahay warshad lagu kalsoonaan karo. Casharradan waxaad ku baranaysaa sida supplier loo raadiyo, loo xaqiijiyo, quotation loo barbar dhigo, heshiis loo qoro, iyo payment-ka loogu xiro caddeyn.
Dhibaatada
Supplier aan la hubin, qiime aan caddeyn iyo lacag khatar ku jirta.
Xalka Koorsada
Supplier verification, contracts, PO, negotiation iyo safe payment control.
Supplier Verification
Quotation Comparison
Contracts & PO
Safe Payment
Lacagtaada Ha Ku Dirin Nasiib
Baro supplier verification-ka iyo payment control-ka kahor order kasta.
